KU SOO DHAWOOW DIIWAANGELIYAHA GANACSIGA SOOMAALIYEED
Bilow oo hel shahaadada diiwaangelinta shirkadda si online- ah !
Hadda waad xiran kartaa magaca shirkadaada si online-ah ama diiwaangelin kartaa adigoo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga , Ka raadi magaca hoos oo hubi in magaca shirkadaadu banaanyahay